Daawo Sawirada: Ra’isul Wasaare ku Xigeenka Dalka Oo Murshaharkiisi Bisha Marso Ugu Deeqay….

Ra’iisalwasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Avv. Mahdi Mohamed Gulleid (Khadar) ayaa maanta ka qayb galay munaasibad lagu xusayay Sanadguuradii 48-aad ee kasoo wareegtay Aasaaskii xarumihii Daryeelka Agoonta iyo Saboolka Soomaaliyeed oo ka dhacday Xarunta Taliska Ciidamadda Asluubta ee magaaladda Muqdisho. R/Wasaare xigeenka dalka, Wasiiro, Gudoomiyaha gobolka Banaadir, Taliyaha Ciidamadda Asluubta iyo Madax kale … Continue reading Daawo Sawirada: Ra’isul Wasaare ku Xigeenka Dalka Oo Murshaharkiisi Bisha Marso Ugu Deeqay….